wargeyskadawan.com
Real Madrid, Barcelona & Juventus Oo Wajahaya In Laga Reebo Champions League
Madaxweynaha UEFA Aleksander Ceferin ayaa shaaca ka qaaday in kooxaha Real Madrid, Barcelona iyo Juventus laga saari karo Champions League xilli ay saddexda kooxood ku adkaysanayaan tartanka Europe…