wargeyskadawan.com
Daanyeer la baxsaday caddeymo muhiim u ah kiis maxkamadeed.
Hargeysa (Dawan) Kiis maxkamadeed oo ku saabsan dil sannadkii 2016 ka dhacay dalka Hindiya ayaa dib loo dhigay, kadib markii boolisku sheegeen in caddeymihii ay ururiyeen uu xaday daanyeer, sidaana…