wargeyskadawan.com
Shil dhimasho iyo dhaawac gaystay oo ka dhacay Duleedka Hargeysa
Hargeysa (Dawan) 4 qof ayaa ku geeriyooday 7 kalena way ku dhaawacmen shil baabuur oo ka dhacay xaafada Burcada-yar ee duleedka bari ee magaalada Hargeysa. Agaasimaha guud ee wasaarada gaadiidka iy…