wargeyskadawan.com
Xiddigaha ku Tartamaya Abaal-marinta Xiddiga Da’yarta Premier League oo la Shaaciyey
Maamulka Premier League ayaa shaaciyey liiska siddeed ciyaartoy oo ku tartami doona abaal-marinta xiddiga da’yarta sannadka ee Premier League, waxaana ka dhex muuqda laacibiin bandhig cajiib ah ka …