wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Fariin la xidhiidha xuska Maalinta Qarannimada u Dirtay Ardayda
Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, ayaa ardayda ka qayb galeysa xuska maalinta Qarannimada ee 18-ka May, ku adkeeyay in ay si gaara isha s ugu hayaan cidkasta oo is le…