wargeyskadawan.com
Liverpool oo Laba Jeer Wada-hadallo la Yeelatay Mbappe iyo Jawaabtii ay Kala Kulmeen
Ka hor intii aanu go’aanka ku gaadhin inuu sii joogo kooxdiisa Paris Saint-Germain, Kylian Mbappe ayaa laba jeer wada-hadallo la yeeshay Liverpool oo doonaysay inay si bilaash ah kula soo wareegto,…