wargeyskadawan.com
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo lagu soo Dhaweeyay Borama
Borama (Dawan) Pro. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay soo dhaweynta loo sameeyay, isaga oo u mahadceliyay madaxda gobolka Awdal. Waxa Prof. Samatar soo dhaweyntiisa ka…