wargeyskadawan.com
Xukuumadda oo Raashin u Qaybisay 162 Qoys
Hargaysa (Dawan): Haayadda qoxoontiga iyo barokaceyaasha qaranka Somaliland ayaa shalay magaaladda Hargaysa raashin caawimo ah u qaybisay dad isugu jiray qoysas danyar ah iyo dad hore u tahriibay o…