wargeyskadawan.com
Guddiga ay Magacaabeen Xisbiyadda Mucaaradku waxay leedahay Shaki Amni darro…”Afhayeenka KULMIYE
Hargaysa (DAwan): Xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE ayaa ka jawaabay guddi ay magacaabeen labadda xisbi mucaarad ee UCID iyo Waddani oo ay u qorsheeyeen in ay soo abaabulaan mudaharaadyo dalka …