wargeyskadawan.com
Salaad Roob-doon ah oo laga oogay Gobolka Sanaag
Ceerigaabo-(Ceerigaabo):-Boqolaal qof oo ku dhaqan magaalada Ceerigaabo oo shalay salaad roob-doon ku tukaday garoonka kubada cagta ee Daalo, ayaa loogu baaqay isa-saamax shacabka magaalada …