wargeyskadawan.com
Buurtan Cas ayaa ku taalla degmada Sheekh Cismaan ee Magaalada Boorama, ee xarunta gobolka Awdal.
Buurta Cas ayaa ah Buur xilli kasta guudkeedu mashquul yahay isla markaana ay duudka sare kaga joogaan dad aad u tiro badan oo dhegta ku haya taleefanka Gacanta. Dalxiis umay tegin dadkaasi …