wargeyskadawan.com
Wasaaradda Deegaanka Iyo Isbedelka Cimilada oo Hawl Gallo ka Fulisay Gobolka Saraar
Caynaba(Dawan):-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Somaliland ee gobolka Saraar ayaa baabiisay goobo kala duwan oo lagu diyaarin jiray dhuxusha inta aanay u rarin goobaha ay u iib geeyaan.…