wargeyskadawan.com
“Waxaanu ku Heshiinay In Biilasha Laydhka Bisha May lagu Bixiyo sidiii hore,” Guddoomiye Cadare
Hargeysa-(Dawan):-Gudoomiyaha Komishanka Tamarta Mudane. Axmed Faarax Cadare ayaa shaaca ka qaaday in bisha May biilasha laydhku qiimihii hore lagu bixin doono, bulshadana ugu baaqay in xukuumadu …