wargeyskadawan.com
Wasiir Waxbarashada oo Talo iyo Waano u Diray Madaxda Asxaabta Mucaaridkan
Hargeysa (Dawan) Wasirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Somaliland, mudane Axmed Maxamed Diiriye (Toorno), ayaa madaxda asxaabta mucaaridka ugu baaqay in ay ilaaliyaan qiyamka ubadka waddanka…