wargeyskadawan.com
Hay’adda Barakacayaasha oo soo kormeertay 6 Kaam oo ku Yaala Gobolka Saraar
Caynaba (Dawan) Masuuliyiin ka socota hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa maanta kormeer ku soo maray lix kaam oo ka dhisan gobolka Saraar. Ujeedad kormeerka ayaa ahayd mid u kuu…