wargeyskadawan.com
Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo Guddi u Magacaabay Xallinta khilaafaadka Siyaasadeed ee ka taagan Qabashada Doorashooyinka
Khadar.M.Dhako. Hargeysa(Dawan):-Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa u magacaabay guddi ka kooban 11 Xildhibaan iyo Xoghayaha Golaha Guurtida Xalinta khilaafaadk…