wargeyskadawan.com
Xikmadaha
Geedka waxaa lagu qiimeeyaa midhaha ama hadhkiisa, dadkana waxaa lagu qiimeeyaa ficilada ay sameeyaan. Camalka wanaagsan marna ma khasaaro. Qofka samaysta Akhlaaq iyo hab dhaqan wanaagsan wuxuu goo…