wargeyskadawan.com
Fadliga Tobanka Maalmood Ee Carafo!
Maalmaha sanadka waxa ugu fadli badan tobanka maalmood ee u horeeya bisha Dil Xaj, oo ah kuwa toddobaadkan inoo bilaabmaya. Waana maalmo adoonku camalka uu sameeyo loo laban laabo. Xadiiska Imaa…