wargeyskadawan.com
Somaliland oo Go’aan ka Qaadatay Gudasha Xaj-ka ee Sannadkan
Hargeysa (Dawan)- Xukuumadda Somaliland ayaa go’aan ka soo saartay tegitaanka Xajka ee sanadkan, waxaanay ku dhawaaqday in gabi ahaanba la joojiyey Xujaajtii tegi lahayd baydka barakaysan, kaddib m…