wargeyskadawan.com
Caqliga Iyo Heerka Fahanka!
Wiil yar ayaa soo galay goob timaha lagu jaro iyadoo shaqadii socoto. Tima jaraha ayaa macmiilkiisa ku yidhi “wiilkan yari, waa wiil nacas ah oo maalinta kasta wuxu soo doonto inaan wax siiyo , mar…