wargeyskadawan.com
Maayerka Ceerigaabo oo ka Hadlay Dab Maalintii Saddexaad ka Holcaya Sanaag
Ceerigaabo(Dawan):- Dab ka kacay deegaanka Gaacidh oo ah saddexaad gubashadiisu ay socotaa. Deegaanka dabku ku faafay ayaa ah dhul buurolay iyo jarar ah isla markaana ah dhul daaqsimeed iyo deegaan…