wargeyskadawan.com
71 Darawal oo ka Mida Wadayaasha Gaadiidka Dawlada oo Imtixaam u Fadhiistay.
Hargeysa (Dawan)- 71 Darawal oo ka mida Wadayaasha Gaadiidka Dawlada ayaa shalay u fadhiistay Imtixaam ay qaadayso Iskuulka Tababarka Wadayaasha Gaadiidka ee Wasaarada Gaadiidka iyo Horumarinta Jid…