wargeyskadawan.com
Kooxda Chelsea oo soo Xero-gashatay Xidig Arsenal Muhiim u ahaa
Chelsea ayaa da’yar mustaqbal wanaagsan leh kasoo qaadatay dhigeeda Arsenal iyadoo si bilaash ah kaga heshay xiddiga garabka weerar ee Omeri Hutchinson. Hutchinson ayaa waayihiisa ciyaareed isaga o…