wargeyskadawan.com
Kooxda Wasaaradda Warfaafinta ee Heerka Koowaad oo la soo Wareegtay Saddex Ciyaaryahan
Kooxda kubadda cagta ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ee ka ciyaarta horyaallada heerka koowaad ee caasimadda Hargeysa. Kooxda wasaaradda warfaafinta ayaa ka mid ah k…