wargeyskadawan.com
Leipzig oo Dalbatay in kagu Celiyo Ciyaartii ay Liverpool ku Xasuuqday ee uu Darwin Nunez Afarta Gool ka Dhaliyey
Kooxda kubadda cagta RB Leipzig ayaa dalbatay in lagu celiyo ciyaartiii saaxiibtinimo ee xalay ay Liveprool sida xun ugu karbaashtay, taas oo afar gool uu kadhaliyey Darin Nunez. Weeraryahanka reer…