wargeyskadawan.com
Dawlada Hoose ee Hargeysa oo Xeraysay 234 Neef oo Geel ah
Hargeysa (Dawan):-Dawlada Hoose Hargeysa ayaa shalay gacanta ku soo dhigtay Geel ku sugnaa gudaha Caasimadda isla markaa xeraysay una dirtay farriin kama dambays ah cid kasta oo Geel ku haysata ma…