wargeyskadawan.com
Wasiirka Beeraha oo Furay Shir lagaga Hadlayay wax soo Saarka Beeraha.
Hargeysa(Dawan):-Wasiirka Wasaarada Horumarinta Beeraha Somaliland Cabdiqaadir Iimaan Warsame ayaa shalay furay Shir lagaga hadlayo wax soo saarka Beeraha. Kulankan oo socon doona muddo shan cisho…