wargeyskadawan.com
Xukuumadda iyo Bulshada oo iska Kaashanaya Tayeynta Qalabka Sifeynta Kelyaha
Hargeysa (Dawan) Xukuumadda Somaliland qurbajoogta dalka iyo ganacsatada ayaa iska kaashanaya tayaynta kordhinta qalabka sifaynta kelyaha cisbitaalka Hargeysa iyo dhismaha xarun cusub oo loogu adee…