wargeyskadawan.com
Chelsea oo Xaqiijisay inay Dhamaystirtay Saxeexa Marc Cucurella
Kooxda Chelsea ayaa xaqiijisay in ay dhamaystirtay saxeexa xiddiga difaaca ka ciyaara ee Marc Cucurella kaas oo ay kala soo wareegtay Brighton. Blues ayaa xiddiga Marc Cucurella ka dhigtay saxeexee…