wargeyskadawan.com
Gudoomiyaha Baanka dhexe oo Shahaadada PHD ee Falsafada la gudoonsiiyey
Hargeysa (Dawan)- Gudoomiyaha Baanka dhexe Dr. Cali Cabdillahi Daahir ayaa la gudoonsiiyey shahaado sharafeed falsafada hogaaminta PHD. Munaasibad khamiistii Guddoonka Baanka Somaliland, Agaasimaya…