wargeyskadawan.com
Harry Redknapp oo Magacaabay 5 Koooxood oo ku Guulaysan Kara Premier League
Harry Redknapp ayaa sheegay in horyaalka Premier League uu yahay mid si weyn u furan xilli ciyaareedkan isaga oo magacaabay shanta kooxood ee uu aaminsan yahay in ay ku guulaysan karaan horyaalka. …