wargeyskadawan.com
Naftaada Iyo Malaha Khariban!
Dhibtaada ugu halista badan ee qof ku dhacdaa, waa isagoo male xun naftiisa ka aamina. Dad badan ayaad ka maqlaysaa kelmadahan: ma Awoodo arinkaasi, ma Karayo, xitaa hadaan sidaa yeelo waan qaldama…