wargeyskadawan.com
Shaqaalaha Dawladda oo looga Digay ka Qayb Galka Siyaasada
Hargaysa (Dawan): Guddoomiyaha haayadda Shaqaalaha Dawladda Somaliland ayaa shaqaalaha dawladda uga digay in ay ku milmaan arrimaha siyaasadda iyo xaaladaha taagan. Khalid Jaamax Qodax, oo shalay s…