wargeyskadawan.com
Muslinka ahi Mar Kasta Waa Wanaag!
Saxaabiga Abuu Yaxyaa Suhayb Ibn Sinaan (Rc) wuxuu yidhi: Nabigu (scw) wuxuu yidhi: “ Arrinka qofka mu’minka ahi waa wax wanaagsan oo la yaab leh. Waxa kasta waa u kheyr. Sifada iyo tilmaantaasna …