wargeyskadawan.com
Guddi isu-xilqaantay mideynta laba Urur-siyaasaddeed oo natiijo ka gaadhi waayey
Hargeysa(Dawan)-Guddi ka kooban siyaasiyiin, aqoonyahan iyo waxgarad oo ka soo jeeda gobolada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle, isuna xilqaamay inay mideeyaan laba urur-siyaasaddeed oo ay kala hogaaminay…