wargeyskadawan.com
Qaramada Midoobay oo ka digtay masiibo weyn oo ka dhalan karta, Markab shidaal sida oo ku xumaaday biyaha Badda Cas
Hargeysa (Dawan) Qaramada Midoobay ayaa ka digaysa masiibo aad u weyn oo ka dhalan karta, shidaal ku daata Badda Cas oo ah marin biyood aad u muhiim ah, haddii aan xal degdeg ah loo helin shidaalka…