wargeyskadawan.com
Wasiirka caafiimaad Portugal oo is casishay ka dib dhimashada haweeney xaamilo ahayd
Hargeysa (Dawan) Wasiirka caafimaadka dalka Portugal haweeneyda lagu magacaabo Dr. Marta Temido ayaa xilka iska casishay saacado uun kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in ay dhimatay haween…