wargeyskadawan.com
Tabobarka Shahaadada Aqoonsiga Macallinimo oo loo Furay Tabobareyaasha Kooxaha Gobolka Togdheer
Tabobarka macalimiinta xidhiidhka kubadda cagta gobalka Togdheer ayaa ka furmay magaalada Burco. Tabobarkan oo socon doona mudo shan cisho ah ayaa waxaa iska kaashanaya xidhiidhka kubadda cagta Som…