wargeyskadawan.com
Masuuliyiinta Baanka dhexe oo tababar u soo xidhay madax-qaybeedyada iyo maamuleyaasha laamaha
Isniin-September 05, 2022(Dawan) Tababarka Maamulka iyo Hogaaminta oo socsa 4 ilaa 5 September 2022, ayaa loo soo gabagabeeyey masuuliyiinta qaybaha iyo waaxyaha Baanka dhexe. Guddoomiyaha, guddoom…