wargeyskadawan.com
Xikmadaha
Adoonku wuxu mar kasta ku sugan yahay nimco ay tahay inuu ku mahadnaqo ama denbi ay tahay inuu ka toobad keeno. Marka ay dadku isku caawiyaan dambiga iyo xad-gudub, waa marka midba kan kale nacayo.…