wargeyskadawan.com
Golaha Wakiilada Somaliland oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xubno ay hore u diideen
Hargeysa (Dawan) – Golaha wakiilada Somaliland, ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay 3-dii xubnood ee ka dhinaa guddida doorashooyinka, xubnahan oo ay hore u diideen. 70 xildhibaan oo kasoo xaa…