wargeyskadawan.com
Hay’adda Shaqaalaha Dawladda oo Nidaamka Mushahar Bixinta ku Tababartay Isuduweyaasha Awdal
Boorama(Dawan):- Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa tababar la xidhiidha habka mushahar bixinta ku tababartay isu duweyaasha wasaaradaha iyo hay’adda dawladda ee Gobolk Awdal. Tababarka lagu…