wargeyskadawan.com
Qiimayn la Sameeyay Fursadda Koox Weliba u Haysato ku Guuleysiga Champions League
Horyaalka naadiyada Yurub ee Champions League ee xilli ciyaareedka cusub ee 2022-23 ayaa caawa bilaabmaya iyadoo kulamadii koowaad ee wareegga group-yada ay kooxuhu foodda isku-dari doonaan. Tartan…