wargeyskadawan.com
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saxeexay Buugga Tacsida ee Boqorradii Ingiriisa Ee Dhawaan Geeriyootay.
Hargeysa (Dawan) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta saxeexay Buugga Tacsida ee Boqoradii Ingiriiska Queen Elizabeth II oo la dhigay Xafiiska Boqort…