wargeyskadawan.com
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha oo kulan la Qaatay Hay’adda Maamul Wanaagga
Hargeysa (Dawan):-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Maxamed Kaahin Axmed, ayaa shalay kulan la qaatay masuuliyiinta Hay’adda Maamul Wanaaga, kulankaas oo ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Ar…