wargeyskadawan.com
Golaha Guurtida Somaliland oo Dood Adag ka Yeeshay Xaaladda Dalka iyo Sicir Bararka Maceeshada
Guurtidu waxay farriin u direen Ganacsatada oo ay ugu baaqeen in ay dadkoda u tudhaan Hargeysa (Dawan):-Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland,ayaa dood adag ka yeeshay xaaladda guud ee dalka,ga…