wargeyskadawan.com
Guddoomiye Ku-xigeenka Xidhiidhka Kubadda Cagta oo ka Warbixiyay Hannaanka ay Ciyaaruhu uga Socdaan Dalka
Gudoomiye Ku-xigeenka Xidhiidhka Kubada Cagta Somaliland Khadar Jiilaal oo booqday garoonka kubadda cagta magaalada Gabiley ee lagu magacaabo Mo Farah oo ay ka socdaan tartanka Horyaalka heerka koo…