wargeyskadawan.com
“Safiya af iyo Addinba way ku soo Halgantay.”Ibraahin Shiine
Hargeysa(Dawan):-RABBI ha u naxariistee waxaa todobadkii hore Hargeysa ku Geeriyootay oo lagu aasay Marxuumad Safiya Cali Yuusuf . Haddaba waxaan ka waraysanay oo ay muddo dheer soo wada shaqaynay…