wargeyskadawan.com
Wasaaradda Shaqada oo Baadhaysa Tacadiyo la Sheegay in Nin Ajaanib ahi u Gaystay Muwaadin u Shaqaynayay
Hargeysa (Dawan) – Wasaaradda shaqo-gelinta iyo arrimaha bulshada Somaliland ayaa baadhaysa tacadiyo la sheegay in nin Ajaanib ahi u gaystay muwaadin u shaqaynayay, kaas oo warkiisa lagu baah…