wargeyskadawan.com
Arsenal oo Gumaad ay u Geysatay Brentford Kula Wareegtay Hoggaanka Horyaalka Premier League
Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la wareegtay hoggaanka horyaalka Premier League oo ay ka riixatay Manchester City iyo Tottenham oo Sabtidii si ku-meelgaadh ah ugu sii fadhiistay booska ugu sarre…